Guddida Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa deeq lacageed ka guddoomay ururka Hoodaale ee Hablaha beesha degta dhulka uu marayo jidka Dawga-cad ee ku dhaqan dalka Denmark.
Guddida Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa deeq lacageed ka guddoomay ururka Hoodaale ee Hablaha beesha degta dhulka uu marayo jidka Dawga-cad ee ku dhaqan dalka Denmark.
Hargeysa – Guddida dhismaha Jidka Dawgacad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa maanta guddoomay deeq lacageed oo xubno ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee Magaalada London u soo direen, taasi oo ay ugu talo-galeen inay kaga qayb-qaataan wejiga labaad ee dhismaha Jidkaasi, oo ah Hargeysa ilaa Ceel Sheekh, kaasi oo dhan 105KM.
Guddida dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa oo hadda maraya wejigii labaad ee dhismaha jidka Hargeysa ilaa Ceel-sheekh, ayaa guddoomay deeq lacageed oo ay soo direen laba hablood oo ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Cardif ee cariga Ingiriiska.
Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD, ayaa u mahad-celiyey Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, kuwaasi oo si weyn u soo dhaweeyay wefti ka socday guddida dhismaha jidka Dawga-cad oo muddo dhowr iyo afartan maalmood ah safar ugu maqnaa UK.