In ka badan 50 Xubnood oo qurbajoogta dalka Gu sugan iyo Gudida Dhismaha Dawgacad Oo uu Wehelinaayo Xasan Axmed Yuusuf Agasimaha Xidhiidhka Jaaliyadaha Ee wakaalada Qurbajoogta JSL ayaa booqasho ku tagay Wadada Dawgacad Halkaasi oo hawlo shaqo Ka socdaan.
Hadaba Arintan Oo aad Uga Cajiibisay Qurba joogtan isla markaana ay Hadalo kala Duwan Halkaasi ka Soo Jeediyeen Halkan Hoose Ka Daawo
Waxaan aad ugu hanbalyeynayaa waxqabadka doorka ah ee ay wadaan gudida dawga cad . Intaa kadib waxan soo jeedinayaa fikir aan is idhi wax weyn ayuu katari karaa dhismaha dawga cad 1-hadii lasameeyo dagmooyinka 26jun . Gacan libaax. Koodbur guri kasta leydhkiisa lagu dalaco 0.5 dlr ama 1 dlr calaa guri 2- shacabka oo wacyi galin.badan loo qabto 3