
dhismaha dawgacad
Guddida DAWGA-CAD ayaa dedaal ugu jira sidii hore loogu sii wadilahaa dhismaha Jidkaasi oo toddobaadkii dhammaaday uu dhigga ka jaray Madaxwaynuha Jamuhurida Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud wejigii koowaad oo la dhamaystiray isla-markaana u mahad-celiyey dadkii gacanta ka geystay dhismaha wadadani.
Halkan hoose ka Daawo